Qeexid
"ld haweyn."
"ld haweyn."
Wadaag:
Hawo ka gelid; niyaysasho; isu qaadid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax fallisid.
Wax hammi gelin.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka oo habeenkii lagu so jeedo.
(-syo, m.dh) Baar muusiga laga tumo oo habeenkii dhallintu ku soo jeeddo.
ld caweyn.
m.l
Wadaag:
Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn.
Xarigxarig.
m.l
Wadaag:
Dabayl gabow.
Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.
Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.
m.dh
Wadaag: