Qeexid

"Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawl oo kali ah:
  • . Saraakiisha Booliska iyo kuwa shaqaalaha dawladda waa in ay fuliyaan codsiyada Gudoomiyaha goobta si loo hubiyo in si dhib yar codka loo bixiyo oo aanay dhicin in lagu ururo miiska hawl-wadeenada ama goobta agteeda.
  • Si loo xakameeyo lunsiga iyo ku takrifalka hantida qaranka waxa lama huraana in xukuumaddu gacan ku siiso hantidhawrka guud gudashada waajibaadkooda, korna loo qaado miisaaniyaddooda si ay dardar u geliyaan hawlahooda.