Qeexid

"(fiis.) Awoodda ay u leeyihiin iskudhisyada qaarkood in ay ku wareegaan sallaxa ciriflanimada ee sallax ilays cirifaysan marka ilays la dhex mariyo. H. o.da waxaa laga arki karaa wiriqaha, neefaha, hoorarka iyo milannada."

Wadaag: