Qeexid
"(-rayaal, m.l/dh) Qof ama wax shaqo curyaamiya."
"(-rayaal, m.l/dh) Qof ama wax shaqo curyaamiya."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid.
m.l
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.
m.l.kh
Wadaag:
Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-byo, m.dh) H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb1.
m.l
Wadaag: