Qeexid
"(-dyo, m.dh) Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid."
"(-dyo, m.dh) Qof shaqo neceb. ld hawldiiddo, hawldiidid."
Wadaag:
Ku h.: si hunguri weyni ku jirto wax u boobid.
Ku h.: si ku celcelis ah qalab aan af lahayn wax ugu goyn.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.
m.dh
Wadaag: