Qeexid
"Wax shaqada qabashadeeda sahla."
Qeexid Xigta
Wax la siiyo qof la rabo in uu shaqo qabto.
"Wax shaqada qabashadeeda sahla."
Wax la siiyo qof la rabo in uu shaqo qabto.
Wadaag:
(kiim.) Ka saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; iskudhis ahaan looga saaro biyaha ay ku milanyihiin; sidaa darteedna lagu yareeyo adkaanta biyaha.
m.dh
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.
m.l.kh
Wadaag:
Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: