Qeexid
"Gabow awgii shaqo uga fariisasho."
[-bay, -btay]
hawlgab2 ay
hawlgab2 tay
f.mg1"Gabow awgii shaqo uga fariisasho."
Wadaag:
(-byo, m.dh) H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb1.
m.l
Wadaag:
Gaashaanqaad.
Si hawsha loo qabto.
Waqtiga shaqada la billaabo.
m.l
Wadaag:
Shaqo bilaabid.
U h.: wax helitaankooda ku dedaalid
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag:
(-bab, m.l) (nax.) Habka uu hadluhu u soo bandhigo hawlaha (ama sifooyinka) ay falalku muujiyaan.
m.l
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Si dhakhdo ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld hawlgabid.
m.dh
Wadaag: