Qeexid

"Shaqo gelin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlgeli oo kali ah:
  • Sababtuna waa in aan casriyeynta la doonayo waaqic lagu salayn garashana lagu hawlgelin.
  • Waxaa ka hawlgeli doona dad aqoon, waayo aragnimo iyo karti u leh maamulidda iyo hogaaminta hay’adaha dawliga ah (Government Institutions).