Qeexid

"H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawlkar oo kali ah:
  • Waxaan kale oo aan hambalyeenayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka, sidii hufnayd ee hawlkarnimadu ku dheehnayd, ee ay u hirgeliyeen hawlaha doorashada.
  • In si cad loo muujiyo sida iyo meesha uu ku baxayo dhaqaalaha yar ee dalka u soo xerooda, lana abuuro ilo dabagal oo madaxbannaan, aqoon iyo hawlkarnimona leh.