Qeexid
Wax hawl ku mashquulsan noqosho.
[-way, -wday]
f.mg1Wax hawl ku mashquulsan noqosho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: hawlla' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Qof aan hawl hayn ahaansho.
Qeexid: hawlla'ow f.mg3 (-'aaday, -'aatay) Wax aan shaqo lahayn noqosho.
Qeexid: hawlla'aan m.f.dh eeg hawlla'. ld hawl la'aansho.
Qeexid: hawlla'aansho m.l/dh eeg hawlla'ow. ld hawlla'aan.
m.dh
Qeexid: eeg hawllan. ld hawlla naansho, hawlloonaan, hawlloonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld hawllanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -awlay, -awshay
Qeexid: Qof shaqo u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid dhibaateyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax ijaar ahaan loo siiyo qof shaqo qabtay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld hawllan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawl3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld hawllanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Shaqo bilaabid.
Qeexid Xigta: U h.: wax helitaankooda ku dedaalid
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gaashaanqaad.
Qeexid Xigta: Si hawsha loo qabto.
Qeexid Kale: Waqtiga shaqada la billaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Gabow awgii shaqo uga fariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) H. ah: qof gabow awgii shaqo uga fariistay. ld hawlgeb1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -raa, -rayd
Qeexid: Dhib yar; fudud.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Qof shaqayn awood leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]