Qeexid
"Shaqo maalin la qabto."
"Shaqo maalin la qabto."
Wadaag:
Wixii la halmaala: wixii la xariira.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhaqaale qofka baahidiisa ku filan muddo 24 saac ah.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Awoodda ay u leeyihiin iskudhisyada qaarkood in ay ku wareegaan sallaxa ciriflanimada ee sallax ilays cirifaysan marka ilays la dhex mariyo. H. o.da waxaa laga arki karaa wiriqaha, neefaha, hoorarka iyo milannada.
m.dh
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.
m.l.kh
Wadaag:
Shaqo bilaabid.
U h.: wax helitaankooda ku dedaalid
f.mg1
-alay, -ashay
Wadaag: