Qeexid
"Ishtiraakiya; hantiwadaag."
"Ishtiraakiya; hantiwadaag."
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
m.l
Wadaag:
B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.
m.dh.kh
Wadaag:
(siyaa.) Qaran siyaasaddiisa iyo dhaqaalahiisu ku nidaamsanyahay mabda'a hantiwadaagga.
m.l
Wadaag:
Hanti gaar ah hanti guud ka dhigid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Dad isku degaan ah oo wadaaga heshiis nabadgelyo.
Dad isku degaan ah oo dan gaar ahaaneed ka dhexeyso.
m.dh
Wadaag:
Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn.
Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.
m.dh.u
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag: