Qeexid
"U h.: wax qabashadooda cid u fududeyn."
[-reeyay, -raysay]
hawlyare eeyay
hawlyare aysay
f.g2"U h.: wax qabashadooda cid u fududeyn."
Wadaag:
Si aan dhib lahayn oo lagu suganyahay. ld hawlyaraan.
m.dh
Wadaag:
Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho.
Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax har u yeelid.
Wax iftiin ka qarin.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag:
eeg hawlyarayso. ld hawlyaraysad, hawlyaraysi.
m.f.dh
Wadaag:
Wax dhinac kasta ka marid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qof fal samayntiisa dhimid.
Qof wax weyn ama tiradoodu badantahay wax yar ka dhigid. ld yareysii.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax fallisid.
Wax hammi gelin.
f.g2
-weeyay, -weysay
Wadaag:
Qof shaqo u yeelid.
Cid dhibaateyn.
f.g1
-awlay, -awshay
Wadaag:
(-lo, m.l) Waxqabad ujeeddo leh oo la adeegsanayo muruq, maskax iwm; shaqo.
m.dh
Wadaag:
Cid haydaaro u gaysasho.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag: