Qeexid
"Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid."
"Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid."
Wadaag:
Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
m.l
Wadaag:
Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax hankaag la kulmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Si wax fog loo arko hanqalka oo kor loo taago.
Wax aan helitaankoodu sahlanayn oo la higsado.
m.l
Wadaag:
Oogada dadka inteeda hore; soojeed.
H. ah: toos; wanaag; sax.
ld hagaagid.
m.l
Wadaag:
Dabayl gabow.
Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.
Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.
m.dh
Wadaag: