Qeexid
"Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid."
[-gay, -gtay]
hawohankaag2 ay
hawohankaag2 tay
f.mg1"Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid."
Wadaag:
Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.
m.l
Wadaag:
Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
m.l
Wadaag:
Wax hankaag la kulmay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
U h.: Wax aan helitaankoodu sahlanayn higsasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax sidii laga rabay noqosho.
Ka h.: wax ama meel ka tegid.
Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax baaba' ka dhigid. ld halaaji, hallig2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dabayl gabow.
Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.
Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.
m.dh
Wadaag: