Qeexid
Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.
[-iyay, -isay]
f.g2Qof wax uu rajo weyn ka lahaa helitaankooda in uu waayo gayeysiin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld hawohankaajin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawohankaaji. ld hawohankaajis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax heliddooda rajo wayn laga lahaa waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waayidda la waayo wax rajo ama han weyn loo lahaa. ld hawohankaagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hawohankaag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Daal iyo dhibaato badan lagala kulmo socod muraadkii lagu hungoobay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax lagu hungoobay daal iyo dhibaato badan kala kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg hankaag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax hankaag la kulmay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld halaag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Wax toosin ama wanaajin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Ku h.: wax meel uu u socdo ku toosin.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku h.: warqad, farriin, alaab iwm cidda ay u socoto meesha laga heli karo u dirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof u caga-jugleyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dabayl gabow.
Qeexid Xigta: Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.
Qeexid Kale: Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Wax damcid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg hawoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]