[-ooday, -ootay]
hawsho oday
hawsho otay
"Hawl ku mashquulid."
Wadaag:
eeg hawshoo.
m.f.l
ld hawllan.
f.mg4
-naa, -nayd
ld hawllanaan.
m.dh
hawsha kala haga ama maamula. 2. Shaqaale.
/dh ld hawllanaan.
m.l
Wax damcid.
f.mg3
-ooday, -ootay
.r Cod lagu muujiyo dabeysha foorinteed.
m.dh.sh
.r Cod lagu muujiyo hororidda ama haliilidda.
Dhul dhir dhaadheer oo cuur ah leh, buuro lahayn oo aan biyo badnayn.
Xarigxarig.
Dabayl gabow.
Inta cirka iyo dhulka u dhexeysa oo eberka ah.
Wax maanka laga jecelyahay. 4. Damac.