Qeexid

"Qolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayb oo kali ah:
  • Maantana wuxuu soo sharaxay nin haybtiisa ah oo ka sharaxan Gobolka Hargeysa, kolkuu meesha ka saaray rag gobalkan Hargeysa deegaan xoog leh ku leh, sida Geeljire iyo..
  • "Waxaan u yeeri doonaa cid walba oo gacan ka geysan karta Nabadda Somalia meel walba oo ay ku sugan tahayba; waxaana kala hadli doonaan sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa Somalia" ayuu yiri Nuur Cadde.