Qeexid
"Baadi xogteed cid weyddiin."
[-iyay, -isay]
haybaar yay
haybaar say
f.mg3"Baadi xogteed cid weyddiin."
Wadaag:
Baadi xogteeda cid weyddiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef geel ah hawaar u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Meel qalabaysan oo tijaabooyinka cilmiga lagu sameeyo.
m.l
Wadaag:
Baadi cid weyddiin.
Wax cid weyddiin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag: