Qeexid

"Sharaf, xishood, golajoog iwm oo cid ka muuqda."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haybad oo kali ah:
  • Waa haybad laawayaal ay ugu dhan tahay safarada ay ku tax taxaashayaan dibadaha ama bambooyinka ay ku qarxinayaan makasta.
  • Yaasiin maaha markii ugu horraysay ee uu haybad tan oo kale ah u soo hooyo dalkaa, hase yeeshee waxaa jiray marar badan oo uu gacantiisa ku soo xero-geliyay billado iyo koobab kala duwan iyo qaar heer goboleed ah.