Qeexid
"ld haybadeysasho."
"ld haybadeysasho."
Wadaag:
Baadi xogteed cid weyddiin.
f.mg3
-iyay, -isay
Wadaag:
Baadi cid weyddiin.
Wax cid weyddiin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Baadi xogteeda cid weyddiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid haybtiisa weyddiin.
Cid wax weyddiisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ka h.: Cid amarkeeda si xushmadi ku jirto u fulin. ld haybayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: