Qeexid

"eeg haybi. ld haybis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haybin oo kali ah:
  • Runtii ma aha cadaalad inaynu filasho caynkaas ah maayarka cusub saarno, laakiin si aynu wixii inaga tagay sanadihii xooga la inooga haystay aynu u soo ceshano waa inaynu wakhti walba kor haybinaa oo aynu meel dheer wax ka eegnaa.
  • Doorashadii Somaliland, Dooda Xisbiyada, Iyo Dawladaynu Haybinayno.