Qeexid

"haydaro'ogsaydh m.l (-dyo, m.dh) (kiim.) Iskudhis uu ku jiro ayoonka OH- ama kooxda -OH."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haydaro oo kali ah:
  • Falgalkan waa hal Malakuyuul Haydarojiin iyo hal atom Ogsajiin ah.
  • Isku dhisyada Sodhiyaam aad ayay u faa'iido badan yihiin waxaana loo isticmaalaa in laga diyaariyo saabuunta (sodhiyaamhaydarogsaadh) (lye) iyo nafaqooyin sida Milixda (sodhiyamkoloraydh).