Qeexid

"haye fk. Waa tahay; hawraarsan; hallayeelo. ld hayeh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haye oo kali ah:
  • .15kii,Okt,1995kii waxa Dalka Ciraaq laga qabtay Aftidii ugu horeysey tan iyo intii uu xukunka Ciraaq hayey Madaxwene Sadam Xuseen,Aftidaas oo natiijadii ka soo baxday ay noqotay 99.96%.
  • Wafdiga ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa horay u sii sagootiyay xubno uu ka mid yahay afhayeenka xukuumadda Inj.