Qeexid
(-layaal, m.l/dh) Qof wax kasta oo loola yimaaddo aan hadal ka keenin.
(-layaal, m.l/dh) Qof wax kasta oo loola yimaaddo aan hadal ka keenin.
magac / noun
Lab / masculine
Qeexid: hayeeshee xi. Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel4.
m.f.dh
Qeexid: eeg haalhee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isxilsaar; aabayeel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: haye fk. Waa tahay; hawraarsan; hallayeelo. ld hayeh.