Qeexid

"hayeeshee xi. Saas ay tahay; laakiin. ld ha'ahaatee, hase ahaatee, haseyeeshee, yeel4."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayeeshee oo kali ah:
  • Waxaan ilaa iyo haatan faahfaahin rasmi ah laga heynin khasaaraha dagaalkan ka dhashay hayeeshee waxaan ku soo gudbin doonnaa wararkeena dambe haddii Alle idmo.
  • Hayeeshee Soomaalidii waxay murtidaan ka dhigeen mid ku kooban keliya maad iyo qosol.