Qeexid

"Shuban aan la celin karin."

Qeexid Xigta

ld haylaamid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haylaan oo kali ah:
  • Wasiir Siciid Xasan Shire ayaa intasi ku daray in kulamo uu la qaatay hogaanka Dhaqanka gobolka Haylaan kana wada hadleen arimaha adkaynta amaanka.
  • Docda kale wasiir xigeenka amniga Puntland ayaa tibaaxay in ciidamadu xalay deegaanka Buraan ee gobolka Haylaan ka soo qabteen 9-xubnood oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kuna wajahnaa Buuraleyda Galgala iyo magaalada Bossaso.