Qeexid
"eeg haylan. ld haylnaansho."
"eeg haylan. ld haylnaansho."
Wadaag:
Wax hayl lagu suntay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax si wanaagsan u agaasiman.
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax shuban isku habeediyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Neef summad hayl ah u yeelid.
Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
f.g1
-ylay, -yshay
Wadaag:
Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo.
Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan2.
m.dh
Wadaag:
eeg hafisan. ld hafisnaansho hafisnaansho m.l/dh ld hafisnaan.
m.f.dh
Wadaag: