Qeexid

"Geed abaareed aan qodax lahayn; dalluug."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hayn oo kali ah:
  • "Cadowgu, wuxuu u adeegsadaa basaasnimada dadka aan laga maleysanayn sida dad waalan, haweenka iyo dadka tuugsada oo aan la filayn inay howlahaas oo kale qabanayaan, waanse ka warhaynaa, qaarkoodna gacanta ayaan ku haynaa" ayuu yiri Sh.
  • Inkastoo aanay ahayn markii ugu horeysay oo qaraxyo lagula beegsado degmada Guriceel ee Gobolka Galguduud saraakiisha Ahlusuna, haddana qaraxan wuxuu ahaa midkii ugu khatarta badnaa ee lala beegsado sarkaal ka tirsan kooxdan.