Qeexid
"(-syo, m.dh) Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo."
"(-syo, m.dh) Neecaw qabow oo ka dambaysa roob da'ay; yalalaxo."
Wadaag:
Meel la saray dhiig ka qubasho.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-syo, m.dh) (daaw.) Saxar aad u yar oo aan lagu arki karin weyneyso fudud ama aan lagu shaandhayn karin shaandho, laakiinse awood u leh, inuu ku dhalo kuna dheefsado unug kale dhexdiisa.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (c.cimi.) Daruur maraysa joog sare oo waslad waslad ah, oo muuqaal ahaan jilicsan una eg baalal.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax xafidid.
(f.mg) La h.: wax kahelid.
(f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.
f.g
-yay, -ysay
Wadaag:
Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax ku dhegid.
(f.g) Wax gacan ku hayn.
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Neef summad hayl ah u yeelid.
Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
f.g1
-ylay, -yshay
Wadaag:
Baadi cid weyddiin.
Wax cid weyddiin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
m.l
Wadaag: