Qeexid
"Cankuhays, uur, uurdhaj, wax dhalaya (masaggada, galleyda iwm marka ay uurka yihiin)."
"Cankuhays, uur, uurdhaj, wax dhalaya (masaggada, galleyda iwm marka ay uurka yihiin)."
Wadaag:
Filka wanka loo hayn karo (idaha).
Laboodka iyo dheddiga xoolaha isu hayntooda.
ld haystimo. Wallac (naag).
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax ku dhegid.
(f.g) Wax gacan ku hayn.
(f.mg) U h.: wax, wax u malayn. “Cali waxaan u haystaa in uu wanaagsanyahay”. 4.(f.mg) U h.: cid wax u qabsasho. 5. (f.mg) Isu h.: cid wax aanay ahayn ismoodid. 6. (f.mg) La h.: cid xiriir fiican la yeelasho. 7. (f.mg) La h.: hees, war iwm dhegeysigooda dhegta u raaricin.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Erey ama weer qof caadaysto in uu hadalkiisa soo dhexgeliyo had iyo jeer; halqabsi.
ld halhayn.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax xafidid.
(f.mg) La h.: wax kahelid.
(f.mg.) U h.: rati, hal abaahisiin.
f.g
-yay, -ysay
Wadaag:
(fiis.) Caabbiga ka horjeeda socodka ka dhasha dareere. Ha ahaato, socodka dareere marka uu qulqulayo ama socodka walax adke ah oo dhexmaraaya dareere. I. waxa uu ka dhashaa xoogga isliska ee ka jira dareeraha gudihiisa, waxana sababa xoogga ah isjiidadka ka dhexeeya molikuyuulada dareeraha. ld isjiidasho.
m.dh
Wadaag: