"H. ah: neef irmaan oo ilmo kasta nuugi karo ama qof kasta maali karo."
Wadaag:
Hebed noqosho.
ld hebdi.
f.mg1
Qof aan la aqoon magaciisa ama aan la doonayn in la sheego.
m.l
Hebed ahaansho.
m.dh
(-dad, m.l) Masaaxa dhul ku fadhiiyo.
Hebed ka dhigid (dheddig xoolaad).
f.g2
-iyay, -isay