"Wax la cuno. ld had (3)."
Wadaag:
Geeri.
m.dh
Nooc badarka ka mid ah oo miro yaryar leh.
hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.
Wax lumay arkid.
f.g1
-elay, -eshay
Riyo ama ido ku nool degaan aysan u dhalan.
Nooc idaha ama riyaha ka mid ah oo baryari u dhashay.
hey'ad m.dh (-do, m.l) Maamul xafiis iyo shaqaale u gaar ah leh; wakaalad. ld hay'ad.