ld heedaddaan1.
Wadaag:
Socod tartiib ah oo qof wareersani socdo.
ld heedaddaamid.
m.l
(-aamay, -aantay; -aami) Si wareer ku jiro tartiib ugu socosho.
f.mg1
ld aadaamid.
m.dh
ld dandaami.
f.g2
-iyay, -isay
ld dandaamin.
ld heegan1.
m.f.dh
eeg heeran2.
Nooc badarka ka mid ah oo miro yaryar leh.
heedhe fk. ld hee.