Qeexid
"Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid."
[-gay, -gtay]
heeg ay
heeg tay
f.g1"Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
m.dh
Wadaag:
Wax la heegay ama heegan ahaansho. ld heeggan2.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.
Wax diyaar ah.
ld heegmid. ld heeggan1.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege.
m.l
Wadaag:
Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Itaaldarro ka muuqata dad ama xoolo ay baahi, cudur, iwm hayso.
m.l
Wadaag: