"(-haabay, haabtay; -haabi) Wax fudud biyo, hawo iwm dul sabbayn. ld heehaab2."
Wadaag:
Sabbeynta wax fudud biyo dushooda ama hawada dhexdeeda dul sabbeeyaan. ld heehaabid.
m.l
hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.
ld heehow2.
f.mg1
-bay, -btay
ld heehow1.
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Nooc badarka ka mid ah oo miro yaryar leh.
m.dh
heer tirobeel yare m.l ld tirobeed yare.
m.f.dh