Qeexid

"Qof wax u dhega nugul ahaansho."

Qeexid Xigta

Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heellan oo kali ah:
  • Haddii qof walba iyo qoys walbaa uu kan wax halaagaya ee hoyga la wadaaga ka horjoogsado, kan wanaagga u heellana la hinjiyo, howshu wey fududaaneysaa, himiladuna waa khayr Insha-Allaah.
  • Qaar ka mid ah qodobbadii kasoo baxay shirkii London ayaa wuxuu ahaa inay DKMG ah iyo Somaliland ka yeeshaan wadahadal mustaqbalkooda siyaasadeed, iyadoo ay labada dhinac u muuqdaan kuwo u heellan inay wadahadallo yeeshaan.