Qeexid

"eeg heellan. ld heellanaansho, helloonaan, helloonaan sho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heellanaan oo kali ah:
  • Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinku, waxa uu ka waramay sidii hawsha doorashadu ku bilaabantay, isagoo sheegay in bilowgiiba guddigu saluugay u heellanaanta doorashooyinka, dhinacyada ururada siyaasadda iyo xukuumadda-ba.
  • Xidhiidhkaas ku bilowday heellanaanta iyo ixtiraamka ay badan ee dowladda Ingiriisku u haysay Somaliland ayaa noqday mid markaliya shiiqa oo ka socon waayey dhinaca xukuumadda Somaliland.