Qeexid

"Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto."

Qeexid Kale

Hoore yar oo weel salkii ku jira.

Qeexid Xigta

Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.

Wadaag: