Qeexid
"Wax heensasho."
Qeexid Xigta
Wax dufan ka qaadasho.
[-saday, -satay]
heemaars aday
heemaars atay
f.g3"Wax heensasho."
Wax dufan ka qaadasho.
Wadaag:
Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto.
Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.
Hoore yar oo weel salkii ku jira.
m.l
Wadaag:
Dhiil la culay oo caano lagu garooriyey marka laga shubo murudka ku hara.
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
(-lo, m.dh) Agagaar.
m.l
Wadaag:
Qorrax meel hoos ah ka gelid.
Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Baadi xogteeda cid weyddiisasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax ilaa dhibicda ugu dambaysa cabbid; gorori.
Wax heen ka qaadid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ka aa.: cid, cidkale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Degid isu diyaarin.
Ku h.: wax ku soo uruurid.
f.mg3
-maday, -matay
Wadaag:
Caano faar u yeelasho.
Caano faar ka gurasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: