Qeexid
"Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo."
Qeexid Xigta
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
"Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo."
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
Wadaag:
Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
m.l
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
m.l
Wadaag:
Col yar oo col weyn dib u reeba; raacdareeb.
Wax diyaar ah.
ld heegmid. ld heeggan1.
m.l
Wadaag:
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Daruurta saymaha da'aya ka korreysa oo aan weli di'in..
m.dh
Wadaag: