Qeexid
"Alaab fardaha lagu qurxiyo."
"Alaab fardaha lagu qurxiyo."
Wadaag:
(-rro/ryo, m.dh) Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.
m.l
Wadaag:
eeg heenso. ld heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.
m.f.dh
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
m.l
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Faras heense la saaray ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto.
Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira.
Hoore yar oo weel salkii ku jira.
m.l
Wadaag:
Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m.l
Wadaag: