Qeexid
Faras heense saarid.
Faras heense saarid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-sayaal, m.l/dh) Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: hee fk. Erey “ku maqlay” ka dhigan oo qofka loo yeeraa yiraahdo. ld heeh.
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld heensasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld heensasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Subagga fuudka ama maraqa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Qeexid Xigta: Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg heensee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heenseysan. ld heenseysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg heenso. ld heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -eeyay, -eeysay
Qeexid: Si wareeg ah u safasho (dad).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Faras heense la saaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Alaab fardaha lagu qurxiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld heenseyanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: Wax qurxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Wax heeryo saarid. ld reeryee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro/ryo, m.dh) Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: heer tirobeel yare m.l ld tirobeed yare.
m.l
Qeexid: Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Qeexid Xigta: Jago; derejo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]