Qeexid
"Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso."
[-saday, -satay]
heens aday
heens atay
f.g3"Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso."
Wadaag:
(-sayaal, m.l/dh) Inta fardaha la saaro kolka la fuulayo (koore, xakame iwm).
m.l
Wadaag:
Dufanka kor fuula fuudka, hilib la karinayo.
Hoore yar oo weel salkiis ku haray.
m.l
Wadaag:
eeg heenso. ld heensad, heensi, hiinsad, hiinsasho, hiinsi.
m.f.dh
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho.
Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel durugsan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Faras heense la saaray ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-rro/ryo, m.dh) Tiirar gaagaaban, tarraarro leh oo aqalka guradiisa lagu mudo lana saaro duubashida iwm.
m.l
Wadaag:
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: