Qeexid

"heer tirobeel yare m.l ld tirobeed yare."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga heer oo kali ah:
  • Wuxuu haasaawuhu socdaba iyada oo kolba uu heer maraayey xidhiidhkoodu, isla markaana maalinba maalinta ka dambaysa ay isaga soo dhawaanayeen, halkii ay kala marayeen.
  • Mudanow madaxweyne dhibaatada xadkan Ethopia way ka heer saraysaa heer wasiir waa arrim aad culus, oo ah hawl madaxweyne in uu wax ka qabto ay ahayd adiguna aadan waxba ka qaban illa wakhtigaas.