Qeexid
"(fiis.) Xaalad tamareedka neg, uguna hoose, ee molikiyuul, atam ama bu'. Tusaale ahaan, marka elektaroonka atamka hydaroojin ugu dhow bu'da, ayaa heerka tamarta atamka haydaroojin ugu hooseeyaa. Taas ayaa ah heer dhulka atamka."

Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
(-lyo/-lo, m.l/dh) (fiis.) Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.
m.l
Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
Wax goyn.
Wax heeraar ku samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rar xood, m.l) Darajada isle'egta u taagan xood ama dul.
m.l
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) (xis.) Tirada dhinac u taxyada ama joog u taxyada ee ku jira sugaha.
m.l
Wadaag:
(jool.) Qaybta adag ee qolofta dhulka, taas oo ku kala fidsan gun gaaraysa ilaa iyo 65 Km. (40 mayl) ka hos dhulka dushiisa.
(jool.) Qaybta u serraysa dhulka ee ka sarraysa xarriiga moho, garadeeduna waa 8 ilaa 40 km. badanaa waxay ka koobantahay dhadhaabo shiileed.
m.dh
Wadaag:
heer-tamar electaroon m.l (-nno, m.dh) (kiim.) Kuwantamka ugu muhimsan tiradiisa n waxay soo saarta heerka ugu muhimsan ee tamarta, waxayna leedahay qiimaha 1, 2, 3 iwm (markastoo tirada badato, elegtoroonku wuu ka sii fogaadaa bu'da).

(kiim.) (Atam). Dhiska elektarooneed ee tilmaamaya sida elektaroonada ku gadaaman bu'du u habaysanyihiin, gaar ahaan heertamarrada ay ku sugan yihiin. Elektaroon kasta waxa xaaladdiisa. Lagu asteeyaa afarta tiro kuwaantam.
m.dh
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.
m.l.kh
Wadaag:
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (juqr.) Heerka baddu haddii aaney jirin mowjado, hirar ama haraaci.
m.l
Wadaag: