Qeexid
"Wax goyn."
Qeexid Xigta
Wax heeraar ku samayn.
[-ray, -rtay]
heer2 ay
heer2 tay
f.g1"Wax goyn."
Wax heeraar ku samayn.
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag:
Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Ood iwm meel ku wareejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.
m.l.kh
Wadaag:
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.
m.dh
Wadaag:
(f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho.
(f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho.
(f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).
f.g
Wadaag:
Summad: Hz. Halbeegga Caalamiga ee rakaadka loona qeexo rakaadka fafaalo kaleed oo leh kal hal seken ah.
m.l
Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
(-lyo/-lo, m.l/dh) (fiis.) Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.
m.l
Wadaag:
(-bo, m.l) Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
m.l
Wadaag:
Wax heeryo saarid. ld reeryee.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: