Qeexid
"Wax heeraar loo yeelay ahaansho (gabar)."
Qeexid Xigta
Ood iwm meel ku wareegsan.
[-naa, -nayd]
heeraaran aa
heeraaran ayd
f.mg4"Wax heeraar loo yeelay ahaansho (gabar)."
Ood iwm meel ku wareegsan.
Wadaag:
Timo wareeg ah oo gabdhaha aan weli qaan gaarin loogu reebo madaxa.
Ood iwm oo meel ku wareegsan.
m.l
Wadaag:
Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Ood iwm meel ku wareejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-bo, m.l) Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
m.l
Wadaag:
Wax dheeraar lagu xiray ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
ld hawaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Xarig dheer oo xoolaha lagu xiro si uu u daaqo una fogaan.
m.l
Wadaag:
Wax goyn.
Wax heeraar ku samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag: