Qeexid
"(-gyo, m.dh) (fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege."
"(-gyo, m.dh) (fiis.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta heerkulka badanaa iyada oo isbeddelayo mugga meerkuriga ama isbiirada ku jirta dhuun quraarad ah oo dabo wareegsan leh. ld heerkulbeege."
Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
(-lyo/-lo, m.l/dh) (fiis.) Garaadaha kulka shay, inta baddanna waxaa lagu cabbiraa qiyaasta garaadaha santigiraydh (selsis) ama qiyaasta fahranhayt ama waxa lagu qiyaasaa heerkulbeeg.
m.l
Wadaag:
heerkul qiirqiir m.l (fiis.) Heerkulka heer ka sareeya, aanay neefi ku hooroobeyn, xataa haddii la kordhiyo cadaadiska saaran.
Wadaag:
Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(fiis.) Xariiq ku muujisan khariidad; ama kaarto, iskuna xirta baraha ama meelaha heerkulkoodu isle'egyahay.
(fiis.) Xood ku muujisan garaaf oo u taagan qiyaaso laga cabbir qaatay heerkul madoorsoome ah (sida, xiriirka ka dhexeeya cadaadiska iyo mugga neef, marka heerkulku yahay madoorsoome).
m.l
Wadaag:
halbeeg H.C. m.l (-yo H.C., m.dh) (xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadajir ahaan isugu raaceen, loona adeegsado laamaha cilmiga. Habkani waxa uu ku salaysanyahay habka M.K.S. (mitir, kiilogaram iyo seken), waxanau beddelay habka C.G.S. (santimitir, garaam iyo seken) iyo F.B.S. (fuudh, bawnd iyo seken).
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Xaddi lagu heshiiyey in uu u taaganyahay cabbir (mitir, dherer, seken, ammin, kiilogaraam, cuf iwm).
m.l
Wadaag:
halbeeg H.C. m.l (-yo H.C., m.dh) (xis.) H.ga H.C. (Habka Caalamiga) waa hab caalamku ay wadajir ahaan isugu raaceen, loona adeegsado laamaha cilmiga. Habkani waxa uu ku salaysanyahay habka M.K.S. (mitir, kiilogaram iyo seken), waxanau beddelay habka C.G.S. (santimitir, garaam iyo seken) iyo F.B.S. (fuudh, bawnd iyo seken).
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) (fiis.) Qalab loo isticmaalo cabbiraadda heerkulka walax. ld kulbeeg.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Meesha nafleydu u nugushahay oo haddii lagu dhufto ay adagtahay in uu ka kaco.
m.l
Wadaag:
Wax goyn.
Wax heeraar ku samayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dareere weel lagu shubay raadka uu reebo.
Jago; derejo.
m.l
Wadaag:
H. ah: gabdho in la guursado darteed isu raaca oo dalka u mara. ld heeran1.
m.l.kh
Wadaag:
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.
m.dh
Wadaag:
(-bo, m.l) Docda hoose ee doonyaha tiir dheer oo ku yaal oo isu haya, shalmaankuna madaxa hoose ku hayo.
m.l
Wadaag: