Qeexid
"Wax heeryo la saaray ahaansho. ld reeryeysan."
[-snaa, -snayd]
heeryeysan naa
heeryeysan nayd
f.mg4"Wax heeryo la saaray ahaansho. ld reeryeysan."
Wadaag:
eeg heeryeysan. ld heeryeysnaansho, reeryeysnaan, reeryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax heeryo saarid. ld reeryee.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Dab qoryo badan lagu shiday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qaab kankoonsan leh ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Rarada awrka kolka la rarayo dusha laga saaro. ld reeryo.
m.dh
Wadaag:
Faras heense la saaray ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Nafley qarqaryo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax tumid lagu jilciyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku m.: wax, wax kale dusha kaga wareegsanyihiin ahaansho.
Wax rarkiisa saani ku dadantahay ahaansho (awr raran).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: